Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaliya

Ra’iisul Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa kulan la qatay Xildhinabaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayuu kaga codsaday in ay codka kalsoonida siyaan marka uu hortago Golaha shacabka Soomaaliya si uu ugu adeego Dalka, isla markaana ay tageeraan Xukumadda uu soo dhisi doono.

Mudane Xasan Cali kheyre ayaa Xildhibaanada kulankan kula qaatay hoyga uu ka degan yahay Madaxtooyadda u soo bandhigey Barnamijka Xukuumadda uu ku hogaamin doono si dalkeenu u gaaro horumarka ay shacabka Soomaaliyeed hiigsanayaan, kaasi oo ay si wayn usoo dhaweyeen Xildhibanadii kulanka ka qayb galay.
barlaman

barlaman

barlamaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.