Madaxweynaha Soomaaliya oo isagoo loo Sameyn Wax Soo Dhaweyn ah Muqdisho Yimid

Wafdi uu Hogaaminaayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ka dib Safar uu ku tagay Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo dagay Garoonka Diyaarada ee Magaalada Muqdisho ayada oo aysan jirin wax soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen Mas’uuliyiint Kala duwan ee Dowlada Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo uu Amar ku Bixiyey in aan loo Sameyn Maamuus gaar ah oo lagu soo Dhaweynayo islamarkaan la guto Waajibaadka Qaranka. arintaan Madaxwayanaha Soomaliya Sameeyey ayaa ah Mid aad loogu bahnaa sabatoo ah garoonkii calaamiga ah ayaa noqday meel ciyaaraha lagu qabto, Madaxda Soomalida inatii shaqada bulshada u hayaan qaban lahaayeen ayey waxay ka doorteen istus tus iyo ayagoo gabay shaqadii loo idmaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.