Fadlan Caawiya labo wiil oo aad u da’yar kuna indha beelen Miino Ay dhulka ka heleen kadibna ku qarxaday

labo wiil oo aad u da’yar kanasoo jeeda qoys danyar ah oo kunool dhulka miyiga ah ee hoos yimaado Degmada Beled Xaaawo Ee Gobolka Gedo Caruurtan Waxa ay ku indha beelen Miino Ay dhulka ka heleen kadibna ay garaaceen mamada dhashay labadan wiil ee aadka u da’yar misana ku indha beelay miino ay kaheleen dhulka howdka ah ee ay kunoolayen waxa ay codsanaysaa in wax loo qabto oo lacaawiyo.
fadlan hala caawiyo Mamadaasi dhibaataysan
Tell:::0616860487
Hadaba Hadaad Tahay Muxsin Jecel Kaqayb Qaadashada Saacideynta Dadka Dhiban Kaqayb Qaado Caawinta Caruurtan Aadka U da;da yar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.