Madaxweyne Soomaliya oo maanta la wareegaya Xilka madaxtinimo dalka

farm

Waxaa maanta qorshaha uu yahay in magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta madaxtooyada soomaaliya lagu qabto Munaasabada xil wareejinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Xafladda xil wareejinta oo lagu wado in ay madaxtooyada ka dhacdo barqanimada manta,waxaa ka qeybgalaya madax ka socota labada gole,mas’uuliyiin kale oo matalaya beesha Caalamka iyo marti sharaf kale.

Madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh ayaa la filayaa in xafladdaasi kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha cusub Mudane Maxamed C/llaahi oo isla maata bilaabaya howlihii Dowlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.