Madaafiic Ku Soo Dhacday Madaxtooyada Agteeda

deg

Madaafiic lagu sheegay Hoobiyeyaal ayaa kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho.

Gaadiidka gurmadka degdegga ah ayaa bilaabay iney aadaan halka madaafiicda kusoo dhacday, si dadka ku waxyeeloobay ay uga soo qaadaan lama oga qasaaraha ay geesteen madaafiicdaa.

madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka socotay munaasabadii uu xilka kula wareegayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.