Caruur ku Dhintay Madaafiicdii maanta lagu weeraray aga gaarka Madaxtooyada

madaa

Labo Caruur ah ayaa ku dhintay labo kale oo Waalidiintii Caruurtaasi ahna waa ay ku dhaawacmeen kadib madaafiicdii maanta lagu weeraray Madaxtooyada, Hoobiye ku dhacay Guri ku yaala dhabarka dambe ee Iskuulka 15 May uu Khasaarahaasi ugu badan geystay, Ma jirto weli cid sheegatay Masuuliyadda weerarkaasi Madaafiicda ah Hase ahaatee Al Shabaab ayaa horay weeraro Madaafiic ah ugu qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
mada

madaa

mada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.