Amisom oo qarax miino lagula eegtay Baladweyn

Qaraxa ayaa ka dhacay Buundada labaad ee Magaalada Baladwayne waxaana lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidanka AMisom, gaar ahana kuwa ka socda dalka Jabuuti.

Goobta qaraxu ka dhacay waxaa durbaba isku gadaamay Ciidankii AMisom ee la qarxiyay mana jirin wax rasaas ah oo ay ku jawaabeen sidii looga bartay Ciidanka Amisom ee dalalka kale ka socda qasaaraha uu gestay qaraxaan ilaayo hada lama oga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.