Denjire Micheal Keating iyo Madaxweynaha Jubba-land oo Kismaayo ku Kulmay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Micheal Keating waxaana kulanka ku wehelinayay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira.

Soo dhawayn kadib Madaxweynaha iyo Danjiraha Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay Xaalada uu dalka Soomaaliya marayo gaar ahaan Abaaraha iyo Amniga iyo sidii Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ah ay tageero ula garab istaagi lahayeen Dowlada Cusub ee Soomaaliya.
qaramada

qarmadaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.