Dhagesyo:Balanbal Dhaawac Kadhashay Markii Ciidamada Amaanka Balanbal ay isku dayeen Inay Xiraan ciidamada liyuu booliska

Dagaalka ayaa waxuu ku dhexmaray  markii Ciidamada Militariga ee ka tirsan qeybta 21-aad ay isku dayeen in ay xiraan kuwa kale oo dhawaan ku biiray Ciidamada Liyuu Boolis, dibna ugu soo laabtay Degmada Balanbale, Guddoomiyaha Degmada Balanbale, Jaamac Xeyle Maxamed  ayaa waxuu sheegay ugu yaraan 3 Ruux in ay ku dhaawacmeen Dagaalkii u dhaxeeyay labada dhinac waxaana dhaawac kasoo gaarey hal Askari iyo Labo Nabadoon dhaawaciina waxaa loo qaaday degmada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.