Cali Xaaji Warsame: Waa Nasiibdaro Madaxdii Puntland Waxay Muqdisho u Yimaadeen, Olale Musharax

calixaaji

Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa Ka Hadlay Isbadalka Siyaasadeed ee Hogaanka Wadanka somaliya iyo Guusha Madaxweyne Farmaajo, Cali Xaaji Warsame oo uwa armayay Warbaahinta SBC ayaa  sheegey Madaxdii Puntland ay Olaleeyayaal ka noqdaan Muqdisho, Iyagoo doonaya iney soo ceshaan Hogaankii Hore Xasn Shiiq  Xili  ay dhibaatooyin kala duwan Oo Amni iyo Abaaro ka Jiraan Gudaha Puntland.
halkaan kadhagesyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.