Degdeg:Maxakamada Qm oo Taageertey Codsigii ay wadatey Soomaaliya

Soomaaliya ayaa ku guuleysatay dacwadii ay la gashay Kenya ee ku saabsanaa arrimaha badda ee la horgeeyay ICJ, waxaana la diidey dhamaan codsiyadii Kenya ee ay ku diidaneed in dacwada badad lagu qaado maxkamadda ICJ

Qareemada ayaa xukmiyey inay sharci u leedahay inay qaado kiiska muranka dhinaca badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda waxay diiday doodii Kenya ee ahayd in heshiiska u dhaxeeya labada. Maxkamadda oo u codeysay dacwada Soomaaliya waxaa ay heshay 13 cod halka Kenay ay heshay 2 cod, waxaana looga adkaadey si aqlabiyad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.