Doolow Deeq rashiin ah oo lasoo gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha

rashin

Raashinkaan lasoo gaarsiiyey dadka barakacayaasha ah ee kusugan degmada Doolow waxaa baxshay hay’ada Cuntada aduunka WfP, qaybinta Raashinkaan waxaa ka faa’iidaystey dadka badan 1000 qoys waana markii ugu horeysay ay helaan cawimo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.