Dhageyso:Maamulka Jubbaland oo Jirdil iyo dagaal u Geesytay wariye

gacmo

wariye maxamed sahal cumar oo katirsan SBCTV AND RADIO wasirka war fafinta jubbaland CABDI NUUR CALI AADAN uu sicad oogu gacan qaaday wariyaha kadibna ciidan kudal baday kana hor istaagay shaqadiisii kuna han jabay erayo ay kamid yihiin waa lagu dili ama waad katagi kismaayo walibana gacantayda ayaan kugu dili wuuna cadaystey wuuna ugacan kaaday mana ahan wariyahan kaliya horay ayuu uxiray wariyaal kale ooguna hanjabay ninka wasirka ah alow adaa umaqan saxafada kismaayo.

Gedotimes oo laxariistey maamulka Jubaland way kagaabsadeen inay kawar bixiyaan wariyahaan dilka loo gaystey iyo tacadiyada lagu hayo wariyaasha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.