Daawo:Jawaari oo loogu baaqay Madaxwaynaha waqtigiisa dhamaadey inuusan dadka kusoo celin kana sikado latashigiisa

jawaari

Waxgarad Kulan kuyeeshay magaalo madaxda soomaliya Muqdisho ayaa waxay kula dar daarmeen baarlamaanka Soomaliyeed inay masuuliyad wayn saaran tahay loona baahan yahay inay doortaan madaxwayne bad baadin kara dalka dadka iyo diinta, waxaa kaloo loogu baaqay Gudoomiyaha Barlamanka soomaliyeed Jawaari inuu ka fogaado Xasan shiiq latashigiisa iyo lahadalkiisaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.