Daawo:Muqdisho Lo’dii Gaajada loodilay ee lagu Xareeyay Gaarashka oo loo geeyay Daawo iyo Cunno

Gaarash ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho iyo Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho lagu Xareeyay Lo laga soo Celiyay Dalka Sacuudi islamarkaana Gaajo darteed isku Cuntay ayaa Maanta waxaa Deeq isugu jirta Daawo iyo Cows la gaarsiiyay Lo’da lagu Xareeyay Garaashyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.