Maraykanka Oo Duqaymo Ka Gaystay Shabeelada Hoose

usa

Degaanada Warmaxan iyo Tixsiile oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ay ka dhaceen Duqeymo Diyaaradeed, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Diyaaradahu ay beegsadeen Fariisimo Shabaab ay ku lahaayeen Halkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.