Daawo:Raga Kenya oo soo wajahday Cabsi kadib markii Xubinta Taranka Naagtoodii ka Jartey iyo qalab Loogo hortago

Wadanka Kenya raga kunool ayaa waxaa soo food saartey Cabsi xoogan kadib markii qaarkamida Ragaas ay waayeen Xubintii Taranka ee raganimo, labo kamida raagas ayaa naagahoodu kajreen Xubintaas kuwaas oo lagu daawaynayo isbitalaada Kenya.

Nin ganacsado ah ayaa waxuu sameeyey qalab habeenkii markaad seexanaysid aad kuxafidato xubinta taranka si aan lagaaga goyn hadii aad is afdhaabtaan islaantaada, qolabkaan ayaa lagu soo bandhigay dukaankiisa.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.