Daawo:Maxkamada Ciidamada Jubaland Oo sameeysay Xukun Kayaabsaday Bulshada Kismaayo

max

Maxkamada maamulka jubaland ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidamada Maamulka jubaland oo dhawaan dil ka geystay magaalada kismaayo, Askari dilka lagu xukumay ayaa la sheegay in uu ka dnabeeyay dil dhawaan magaalada kismaayo logu geystay Nin shacab ah waana markii ugu horeysay oo Bulshada Kismaayo xukun Cadaalad ah arkaan .

Ciidamada amaanka jubaland ayaa gacanta maalmo ka hor ku soo dhigay askariga dilka geystay iyadoona lagu wado in dhawaan xukunka dilka lagu fuliyo askarigaani.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.