Madaxwayne Xasan Sheekh oo u balan qaaday gargaar caafimaad gabadhii lagu dhibaateeyey Galdogob.

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob loogu geeystay gabdho Soomaaliyeed, Aad iyo aad ayey ii xanuun jisay falkii kufsiga iyo jirdilka ahaa ee ka dhacay Goldogob. Waxaan ku dhiirra-gelinayaa Dowlad Goboleedka Puntland in sharciga la marsiiyo kuwii ka dambeeyey kufsiga gabadhaas Ayuu yiri Madaxweynaha Ugu dambenytii Xasan Shiiq ayaa ugu ballan qaaday gargaar caafimaad gudaha iyo dibadaba halkii lagu daweeyn karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.