Muqtaar Cabdi Afey oo ah askari Bolisa ayaa lagu dilay Kismaayo iyo Maamulka jubaland oo ku guuldareystey soo qabashada gacan ku dhiiglihii

toogasho

Maamulka jubaland ayaa ku guuldareystey soo qabashada gacan ku dhiig dilay allaha unaxariisto Muqtaar Cabdi Afey oo kamida Booliska degmada kismaayo oo xalay fiidkii lagu dilay Kismaayo , iyadoona Bulshada Kismaayo ay u arkaan in uu maamulku si ula kac ah uu arintaasi wax uga qaban waayey dadkuna ay leeyihiin sababaha gacan ku dhiiglaha loosoo qaban layahay in uu kasoo jeedo qabiilka meesha xooga ku haysto.

Gedotimes oo xiriir lasameysey maamulka Jubbaland iyo Booliska Kismaayo ayaa ka gaabsadey inay ka hadlaan dilkaan loogeystey asakari ka tirsan Booliska Jubbaland waxii warar ah arintaan kasoo kordha kala socda wararkeena dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.