Doolow: Iskaashatada hilibleyda oo xoolo nool uqalay barakacayaal ka yimid Bay iyo Bakool

xoolo

Iskaashatada Kawaan leyda ah ee degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxay u qaleen Neef Geela Barakacayaasha kayimid Bay iyo Bakool , barakacayaasha ayaa waxay uga mahad celiyeen Bulshada Degmada Doolow iyo Kawaanlayda si wanaagsan ay usoo dhaweeyeen iyadoosan ahayn markii ugu horaysan oo taageero loo fadiyey ee ay marar badan taageereen barakacayaasha.
Hooskadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.