Dhageyso: Warbixin Axmed Madoobe oo Handadaad kula Kacay Xildhibaanada Jubbaland

madoobe

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa handadaad, cagajuglayn iyo dil ugu hanjabay xildhibaanada juubaland taas oo laxariirta baarlamanka Jubbaland oo wada mooshin ay xilka kaga qaadayaan axmed madoobe madaama mamulkii jubbaland dhaafi waayey Kismaayo gudaheeda.

Madaxwaynaha Juubaland Axmed Madoobe ayaa xiritaankii baarlamanka Jubbaland uga digay hadey isku dayaan barlaamaanka inay mooshin keenaan inay lakulmi doonaan ciqaabo kala duwan dil iyo xarig iyo masaafurin, Aqoon yahay Cabdi Maxamed warsame (Deeq Faandhe) oo lasocday xaaladaan qalafsan oo soo wajahday Barlamaanka Jubbaland ayaa wariye Cumar Laki man Radio daljir Uga warbixiyey.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.