Ganacsade caan ahaa oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa Gacansade caan ahaa ku Dileen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, Marxuumka Cismaan Cabdi Aadan Qalab Xoor ayaa waxaa Dilkiisa fuliyay 4 Ruux oo bistoolado ku hubaysnaa.

Ganacsadahaan ayaa la dhashay C/qaadir Cali Jamaaca Qalab Xoor oo ahaa Wasiirkii hore Dekadaha ee Maamulka Galmudug, kana mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisa dhamaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.