Fiirso:Baladxaawo Bandhig dhaqameed oo soo qaban qaabiyeen ururka hawenka ee berwaaqo

baladxaawo

Bandhig dhaqameed siwayn loo soo qaban qaabiyey oo lagu qabtey degmada baladxaawo ayna soo qaban qaabiyeen ururka hawenka ee berwaaqo ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabihii astaanta u ahaa hidaha iyo dhaqan soomaaliyeed sida dhiisha,Raarka,Haamaha,Koor,mooye, Masaf iwm.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.