Luuq Barakacayaal Kayimid Bay Bakool iyo Gedo oo lagaarsiiyey Deeq Macawimo ah

Barakacayaal Gaarayaa 500 oo qoys oo kayimid Bay,Bakool iyo Gedo oo ku sugan Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa lagaarsiiyey Macawimo ay ku deeqday Hay’ada world Vision goobtii cawimaadka lagu qaybinaayey waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha degmada luuq asagoo uga mahad celiyey hay’ada world vision.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.