Doolow Barakacayaal ka yimid Bay iyo Bakool ayaa soo daaray degmada Doolow

bara

Dhawaan bay ahayd markii dad kasoo cararey dhibaatada abaaraha oo ka yimid Bay iyo Bakool ay soo gaareen Degmada Doolow ee gobolka Gedo kuwaas oo ay u gurmadeen Bulshada degmada Doolow, hadan waa waxaa soo gaarey doolow barakacayaal hor leh oo ayaguna kasoo cararey xaalada adag ee kajirta Bay iyo Bakool.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.