Safiirka Maraykanka uqabilsan Soomalia maamulka Galsarre oo wada kulmay

Safiirka Mareykanka u fadhiya Somalia Mr Stephen Schwartz iyoo Wasiirka Qorshaynata iyo xiriirka Caalamiga ee maamulka Galdaduud sarre ayaa waxaay ka wada hadaleen masuqmasuqa ay Xildhibanada Kula kaceen Galmudug iyo in Xilka looga tuuray motion konton iyo afar xildhibaan waxaa kaloo safiirkabsheegay inaysan marnaba taagereyn 24ka Xildhibaan ay Galmudug musuq maasuqday mida kale oo uu taageerayo ay tahay 54tii Xildhibaan ee tuurtay legitimacy ayna taageerayan.

Safiirka waxaa kaloo balanqaaday inuu si wanaagsan ula shaqeynayo maamulka iyo bulshada Galgaduud Sarre.
received_1363008033763218-1-1

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.