Daawo:Wafdi ka socda gobolka Gedo oo soo gaaray Kismaayo

max

Wafti uu hogaaminaayey Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa soo gaaray xarunta ku mel gaarka ah maamulka Jubbaland ee Kismaayo gudoomiyaha ayaa kawar bixiyey ujeedka ay uyimaadeen Kismaayo ayakaa sheegay in uyimaadeen hawl shaqo sida abaaraha ka jira Gobolka Gedo waxaa kaluu sheegey gudoomiyaha in mashaariic horumarinayd ay kajiraan gobolka Gedo.
hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.