Taliska Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa tababar u soo gabagabeeyey qaar ka tirsan Ciidanka

bois

Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarrada ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo ay ka qeyb-galeen masuuliyin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Munaasabaddaan oo ka dhacdey xarunta tababarrada Boliiska Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ciidanka halkaa ku sugnaa ayaa waxa ay soo bandhiggeen Gaadda ka cayaar sidoo kale munaasadda waxaa lagu sagootinayey Ciidan dhallinyaro Waxbaratay oo Waxbarasho ciidan u aadaya waddanka Suudaan, sidoo kale waxaa joogey sareeyeyaasha iyo hoggaannada ciidanka Boliiska Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.