Daawo:Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Khilaafka Madaxwaynaha Galmudug Iyo Baarlamaanka

qara

Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka hadashay Mooshinkii ay keeneen Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ku aadanaa in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden ayaa war saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhaxeeya xubnaha xildhibaanada iyo Madaxweynaha Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.