Midowga Musharraxinta isbadal doonka dalka oo uga digay Balanqaadkii Beenta ahaa ee Xasan shiiqu

Shir ay inta badan Musharraxinta u tartameysa Xilka Madaxtinimo ee Dalka oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa uga digay shacabka soomaliyeed inay xoolahooda iskaga dhiiban Xasan Shiiq isagoo fulin balaqaadkiisii ahaa in dalka doorasha kadhici doonto dalka iyo amaankii dalka iyo dhaqaalahii oo dhumay, ugu dambayntiina waxay kasoo saareen warsaxafadeed.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.