Daawo:Madaxwaynihii Hore ee Galmudug oo qudbadiisii ugu dambeysey ujeediyey Bulshada Cadaado

Madaxweynaha Hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Galmudug ayaa gaaray Magaalada Cadaado Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ayaa lagu soo dhaweeyay isagoo halakas kajeediyeey qudbadiisii ugu dambaysay, Magaalada cadaado waxaa sidoo kale ka dhacay Magaalada Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka ee xilka looga qaadey Guuled.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.