Daawo:Masuuliyiinta degmada Baardheere iyo kan Gobolka Gedo oo kormeeray mashaariic hormarineed

bardhere

Masuuliyiinta degmada Baardheere iyo kan Gobolka Gedo ayaa kormeeray mashaariic hormarineed oo kasocda degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, masuuliyiintaan ayaa kala ahaa gudommiyaha Degmada Bardheere Cabdulaahi Nuur xasan Cadow, gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Shiiq Maxamed xuseen Isaaq Alqaadi madaxdaan ayaa waxay kormeereen mashaariicdaan oo qaar kamida dhamaaden meelihii ay booqdeen waxaa kamida Isbitaalka.xarunta degmada,garoonka kubada iyo kuwa kale.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.