Daawo: Caabudwaaq= Deeq Lacag ah Oo La Soo Gaadhsiiyey Gabadh Yar Oo Gubatay walina ubaahan in lataakuleeyo

Nimco Cali farax Gurey waa 7 jir jirkeedana dhamaatiis waa gubtay dalkana wax waa looga qaban waxay ubaahan tahay inay hesho cawimaad dag daga waxaa walidkeed ka codsanayaa in laawiciye si ay dalka dibadiisa ugu daaweeyaan.

Waxaa lasoo gaarsiiyey aabe cali farax lacag dhan 1200 doolar waxaa soo direy dad is xilqaamay waxaa walalaha muslimiinta ah laga cod sanayaa inay soo caawiyaan gabadhaan iyo waleeshey oo isbitaal ayaduna uga jirta hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.