Wareega Labaad Doorashada Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka oo loo gudbay

bar

Musharaxiinta kala ah C/weli Sheekh Ibraahin Muudeey oo Wareega Koowaad helay 111 Cod, Faarax Sheekh C/qaadir oo helay 94 Cod, iyo Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 27 Cod ayaa la filayaa in ay u Gudbaan Wareega Labaad.
Waxaana tanaasulay labo musharaxa waxaana isu soo harey C/weli Sheekh Ibraahin iyo Faarax Sheekh C/qaadi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.