C/wali Sheekh Ibraahin Muudeey oo ku Guuleystay Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Baarlamaanka

muday

Xildhibaan C/wali Sheekh Ibraahin Muudeey iyo Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo isugu soo haray u Tartanka Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka.

Xildhibaan C/wali Sheekh Ibraahin Muudeey uu helay Codad dhan 174, waxaana sidaa uu ku noqday Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Baarlamaanka.
Sidoo kale Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa asna helay 93 Cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.