Gudoomiye kuxigeenka Labaad ayaa loo doortay Mahad Cabdala Cawad

cawad

Musharixiinta ku tartamayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ay codadka u kala Heleen Sidaan , Mahad Cabdala Cawad oo helay 171 cod iyo Cabdulqaadir Cali Baqdaadi oo asagana helay 88 oo cod.

Taas oo ka dhigan in uu soo dhameys tirmay Gudoonkii Baarlaamka Soomaaliya waxaana gudoomiyaha Baarlaamka Kusoo Baxay Mudane Prof Jawaari Halka uu gudoomiye Ku xigeenka kowaad yahay C/weli Sh Ibraahim Muudey waxaana Gudoomiye ku xigeenka Labaad asne ku guuleystay Mahad Cabdalla Cawad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.