Madaxtooyada Galmudug oo War ka soo saartay xilka qaadistii Cabdikariim Guuleed

War murtiyeed kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa war ka soo saartay xilka qaadistii lagu sameeyey madaxwaynihii hore Cabdikariim Guuled oo ka dhacday Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Galmudug islamarkaana sheegtay in ay dhisan yihiin dhamaan Hay’addaha kale ee Dowladda Galmudug.
war-murtiyed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.