Ciidamadii Galmudug oo lakala saftey Barlamaanka iyo Madaxwayanaha

Xiisad colaadeed ayaab ka jirta Magaalada Cadaado Xiisadaas oo ka dhalatay mooshinka laga keenay Cabdikariim Guuleed,iyadoo Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugidda ay diideen in Baarlamaanku uu kulmo,halka kuwo Boolis ah ay ilaalinayaan Kulanka Xildhibaanadu ay leeyihiin.

Xildhibaanada Galmug ayaa Shirsan waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed, waxaana Wararku ay sheegayaan in Baarlamaanka ay Cod u qaadi doonaan Mooshinka Xilka qaadista ah ee ay ka keeneen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxaa kaloo lafilayaa in mooshin laga keeni doono gumoodimyaha Barlamanka iyo Madaxwayne kuxigeenka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.