Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Garbaharay uga qeyb-galay Olale Nadaafadeed.

3rd December 2016 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed, ayaa Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo waxa uu kaga.qeybgalay Olale Nadaafadeed oo degmaxaasi kadhacay. Olalahani Nadaafadeed ayey,Ree […]

Muqdisho= Beel Kasoo Jeeda Somaliland Oo Qaadacday Nidaamka Doorashooyinka

3rd December 2016 admin 0

Dhageyso:Qudbadii olalaha doorashada ee Raysawasaare sharmaake ujeediyey Xildhibanada Jubbaland

3rd December 2016 admin 0

Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal eebaarlamaanka soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortey magaalada kismaayo […]

luuq

Daawo: Ergadii ka qayb gashay doorashada oo lagu soo dhaweeyay Degmada Luuq

3rd December 2016 admin 0

Idaacadda Bayaan oo qalab waxbarasho gaarsiisay Jaamacadda Gedo ee Beledxaawo

3rd December 2016 admin 0

Idaacada Bayaan ee ku taala degmada Baladxaawo ayaa waxay Kitaab kala duwan kuwareejisey Jaamcada Gedo ee Baladxawo, waxgaradka iyo maamulka Jamacada Gedo ayaa ugu mahadceliyey […]

kenya

Dawladda Kenya oo hub ka dhigis ka samayn doonta Gobolka Somalida ee Waqooyi barri.

3rd December 2016 admin 0

Daawo:Warbixin= Dhismaha Darbiga ay kadhisayso Xuduuda Kenya Iyo Somaliya

3rd December 2016 admin 0

Kenya ayaa waxay bilowday darbi wayn oo laga dhisaayo xududa udhaxaysa Kenya iyo soomaliya kasoo kenya uga dan leedahay inuu ka hortago weerarada alshabab kuso […]

tarzan

Musharaxa Madaxwayanaha Soomaliya Maxamuud Axmed Tarsan oo Kismaayo Kabilaabey olalaha Dorashada

3rd December 2016 admin 0
xaj

Cadaado= Banaan Bax Lagu Waynaynayay Dhalashadii Nabi Maxamed SCW

3rd December 2016 admin 0

Daawo:Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid oo kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka

2nd December 2016 admin 0

Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal eebaarlamaanka soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortey magaalada kismaayo […]

Daawo:Hay’ada Alraxma foundation oo biyo dhaamis kasameysey Degaano udhow Degmada Caabudwaaq ee gobolak Galgaduud

2nd December 2016 admin 0

Waxaa Soomaliya kajira abaaro dadkii iyo xoolihii dhameeyey madaama roobkii lasugaayey daahay hadaba hay’ada Al Raxma ayaa deeq biyo dhaamisa kasameyeysey deeganaada u dhaw Degmada […]

No Image

Qalab Cafimaad oo Loo diray Isbitalka Midnimo Lagana Diray Sweden ayaa Gaaray Caabudwaaq “Masawiro”

2nd December 2016 admin 0

Waxaa Wadanka Sweden laga diray qalab Caafimaad oo aad usareeya oo wax badan kabadalaya baahida kajirta Isbitaalka Midnimo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud iyo deegaanada […]

No Image

Daawo:Munaasabadii lagu dhagax dhigay Dhismo lagu siyaadinayo Isbitaalka Degmada Balanbal

2nd December 2016 admin 0

Waxaa degmada Balanbal ee gobolka Gedo laga dhagax dhigay balaarin lagu sameynaya isbiyaalka guud ee degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud, dhismaha isbitaalka iyo solar lagalinaayo […]

Daawo;Qaabkii loo soo dhaweeyey raysawasaaraha somalia oo soo gaarey kismaayo

2nd December 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Wafdi uu Hogaamiyano ayaa Galabta tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Daawo: Baydhabo=Odayaal Ka Cabanaya Kursigoodii Aqalka Hoose oo laboobey

2nd December 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes