DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Garbaharay uga qeyb-galay Olale Nadaafadeed.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed, ayaa Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo waxa uu kaga.qeybgalay Olale Nadaafadeed oo degmaxaasi kadhacay.

Olalahani Nadaafadeed ayey,Ree Garbaharay waxa ay kasameeyeen Wadada isku,xirta Bartamaha.Magaalada.iyo Xarunta Madaxtooyada ee Degmadaasi.

Gudoomiye Maxamed ayaa muujiyay sida uusan,bulshadiisa.uga sareyn,uuna.diyaar.u yahay barnaamijkastoo hormarineed in uu ka.qeybqaato.

Warfidiyeenka ayuu kula.hadlay goob kamid ah goobaha ay hawlahani nadaafadeed ka socdeeb.

Dhinacooda shacabka ree Garbaharay ayaa aad u soo dhaweeyey in Gudoomiyahooda uu kala.qeybgalo Mashruuc nadaafadeed iyagoo sheegay in uu yahay Mudanihii ugu horeeyey oo dadaalkaasi muujiya.

Waa arin.ugub ah in Gudoomiye Gobol uu ka qeybgalo olale Nadaafadeed kaalintiisane uu ka qaato.

Bilicda Xarun.gooleedka Gedo ee Garbaharay ayaa isa soo tareysay.tan iyo intii uu xilka Gudoomiyenimo ee Gobolka Gedo uu lawareegay Gudoomiye.Maxamed Muxumed Maxamed dhowr bilood kahor.
garbo-1

garbo-2

garbo-3

garbo-4

garbo-5

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.