DAAWO: Musharax Farmaajo oo kulan,la qaatay Xildhibaanada labada aqal ee Jubbaland laga soo doorto.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan  qado sharaf ah ugu sameeyey xildhibaanada labada aqal ee laga soo,doorto Jubbaland, Riasal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed cabdulaahi Farmaajo  Musharax Farmaajo ayaa Xildhibaanada Jubbaland ka codsaday in ay codkooda kalsoonida ah isaga siiyaan isagoo dhinaca kale soo bandhigay waxa uu qaban doono hadii la doorto  Farmaajo oo ah musharax waxqabad muujiyay muddo kooban oo uu RW ahaa  taasi oo uu ku kasbadan kalsoonida shacabka soomaaliyeed  Waxaa aad loo hadal hayaa in Farmaajo uu sanadkaan safka hore kaga jiro Musharixiinta ugu cadcad ee aadka loo saadaalinaayo in ay qabtaan xilka Madaxweynaha Soomaaliya afarta sano ee soosocoto.

HOOS KA DAAWO FARMAAJO IYO XILDHIBAANADA OO IS MARXABEYNAYA.

far farj farjjo farm farmaaj

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.