Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee ilma Dhagawayne Hooyadood Nadiifo Cumar Cigaal

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Hooyo Nadiifo Cumar Cigaal . waxay tacsi tiinranyale u dirayaan dhammaan Ilma dhagawayne iyo aabahood Col,abdullahi Jaamac Warasame(dhegawyne) in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,Waxaana salaada Janaazada lagula tukanaaya duhurkii Edmonton Mosque 20-34 Raynham Rd, London N18 2SJ waxaana aasku kadhacayaa

1-BASHIIR Aden DIRIR
2-Aden CabdullaahiCali.
3-Col.Yuusuf Diiriye Siyaad. (Taaxuk)
4-Col.Cabdinuur shiddane Yuusuf
5-Cabdullahi Jimcaale Faarax
6-Cabdulqaadir Maxamed Cali
7-Aden Maxamed Jaamac
8-Maxamuud Barre(qoslaaye)
9-Cumar Jaamac mire
10-Saciid Maxamed Mire
11-Cabdi Muuse mire
12-Maxamed aden cali
13-Maxamuudb dhabacadeeye
14-Cabdullahi Xalane nuur
15-Khaliif Ashkir Diinixoosha
16-Col,abdullahi Jaamac Warasame(dhegawyne)
17-Maxamed Ashkir Dhudub
18-Col.Cabdullahi Cali dirir
19-Cabdib Aden Barre
20-Nabadoon,Cabdi Muuse Xongor.
21-Cadceed Cabdi wacays
22-Aadan Ibaraahim ismaaciil
23- Cabdi Maxamed warsame (Deeq faandhe)
24-Garad farah warsame
25- maxamuud warsame (xoog wayn)
26- Ambasador axmed Shiiq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.