Dhageyso:Qarax Miino oo kadhacay Xaafada Hawlwadaag Gobolka Banaadir

qarax

Qarax ah Miinada Dhulka lagu Aaso ayaa ka dhacay Isgoyska Hawlwadaag Ee Gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in uusan Geysan wax Khasaare ah, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Hawlwadaag ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka ay Qaraxa ka war heleen islamarkaana ay dadka ka kala Eryeen Goobtii lagu aasay,waxaana ay intaa ku dareen in Kooxdii Qaraxa halkaa ku aastay ay Qarxiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.