BalanBale Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka oo xariga Laga Jaray

Waxaa degmada Balanbale ee gobolka Gaduud laga dareemayaa in xawli kusocoto dhismaayasha adeegada bulshada, waxaa la furaya isbitaalka hooyada iyo dhalanka degmada Balanbale kasoo wax wayn ka taraya adeegyada caafimaadka hooyada iyo dhalaanka
Isbitaalkaan waxaa lagu qalabeeyey layrka kushaqeeya Cadceeda Solar waxaana loogu baaqaya Bulshada dal iyo dibad inay ka qayb qaataan qalabaynta isbitaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.