Tababar aqoontooda kor loogun qaadayo Garsoorayaasha ayaa kadhacay Muqdisho Muqdisho

Tababarkaan sare u qaadidda Aqoonta Howl-wadeenada Garsoorka Dalka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Xubno ka socday Garsoorka Maamu- goboleedyada Dalka iyo Howl-wadeeeno ka tirsan Hay’adaha Garsoorka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in Garsoorka uu noqdo mid madaxbanaan.
gars

garso

garsoor

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.