Sawiro laga soo qaaday Dadkii Ciidmada Amisom dilka Ugu geesteen Qoryooley

AMISOM ayaa qoriga baasuukaha loo yaqaano waxa ay ku dhufteen gaari  Qudaar usoo wadey dhanka magaalada Muqdisho,  Lixdii qof ee saarnaa gaariga oo Labo kamid ah ahaayeen Haween ayaa gabi ahaantoodba meesha ku gubtay.
Gaarigan ayeey ku gubeen AMISOM meel ku dhow degmada Qoryooley ee Shabellaha Hoose, waxaana muuqanaya waxyeellada soo gaartay shacabkii saarnaa gaarigan iyo qaabka uu u gubtay.
qor

qory

qoryoo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.