Aqriso:Wasiiro horle oo iska Casiley Galmudug kadib markii Madaxdii maamulka Galmudug kala Carareen

deg

Dhawaan bay ahayd markii Cadaado lagu soo gabagabeeyey doorashadii aqalka hoose iyo kan sare oo kudhamaatey boob iyo dhac, Xildhibaanno ka tirsan Maamul Goboleedka galmudug ayaa sheegay in Galmudug aysan hadda la heyn Hogaan amarkiisa la qaato oo ku sugan Galmudug,

Wasiir kuxigeenka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Shiiq Cawil cabdulaahi jaamac “Cawil Qaydaro” ayaa iska casiley xilkii uuu hayey sababto ah Markuu arkay in cadaalad daro baahsan iyo musuq maasuq jiro, Madaxdii Galmudug Shaqadii loo idmadeyna fulin waayeen ayuu garoowsady inaan xilkaan aan sii hayn karin sida uu sheegey wasiir Kuxigeenka Shiiq Cawil Cabdulaahi.
Hoos ka Aqriso galm

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.