Daawo:Darawalada gaadiidka degmada kismaayo iyo shacabaka ayaa cabasho balaaran ka muujiyey mashquulka wadooyinka

Darawalada gaadiidka degmada kismaayo iyo qaar ka mid ah dadka shacabka ah ayaa cabasho balaaran ka muujiyey mashquulka wadooyinka waaweyn ee magaalada kismaayo kadib markii ay soo bateen gaadiidka magaalada uuna yaraadey balaca laamiga magaalada kismaayo
Hoos ka daawo Wariye Maxamed Khaasim “waxar”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.