Werar ahaa Banbaanoyin ayaa Caawa Waxaa lagu wareyay Saldhig Ciidan oo Kismaayo Kuyaala

qar

Werar ahaa Banbaanoyin ayaa Caawa Waxaa lagu wareyay Saldhiga Centerka oo ku yaalo Xaafada Guulwade oo Saldhig Ciidan u ah Ciidamo Ka tirsan Maamulka Jubland , Werarka Bambaanoyinka ayaa kuwo Laga Maqalayay Qeybo Ka mid ah Magaalada Kismaayo . Ilaaa Hada inta La xaqiijyay Wax Qasaaro ah Kama dhalan Waxan Markii Ciidamada jubland ay Ka bilabeen howal galo Xafaada Guulwade oo inta badan ay Ciidamada si gaar ah bartilmaamedsaaan , howalgalka ayaa lasheegay in lagu qab qabtay tiro dhalin yaro ah . Werar Banmabaanooyinka ayaa waxa ay ku beegmayaan iyadoo Dagaal u dhaxeeyo ciidamada jubalnd iyo al-shabab uu ka soconayay labadi maalin ee la soo dhaafay degaano hoostago Magaalada kismaayo.

Fiiro:warar dheerad ah Kala soco Wararkeena Dambe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.